Salaamu Calaykum,
🔸Last 10days of Ramadan and Eid holiday will start on Saturday 25th May 2019.
🔸Wednesday 22nd May 2019 is the last school day.
🔸 Back to School: Saturday 8th June 2019. (Full day)
🔸 8th to 12th June 2019: Revision week for KG to Yr7. (7:15am to 4:15 pm)
And Qur’aan and Qacidah Exams.
Also Yr8’s BIA Final Exams
🔸 15th to 19th June 2019: Final exams for KG to Yr7.
🔸 15th to 20th June Somaliland National Exams for Yr8.
……………………………………………………………………………
Fasaxii Ramadaan ta wuxu bilabmayaa Sabtida 25-ka bishan May 2019 ilaa 7-da June 2019.
🔸 waxa dib loogu so noqonayaa schoolka Maalinta Sabtida 8-da June 2019.
🔸8-da June ilaa 12-ka June waxa bilaabmi doona usbuuci murajicada ahaa (KG ilaa Year7) waxaana laga rawaxayaa schoolka 4:15 galabnimo
🔆Qur’aan iyo Qaacida waxa la qaadi doona usbuuca murajicada dhexdiisa.
Isla usbuucaas Yr8 waxay gali doonaan Imtixaanadi Finalka ahaa ee BIA
🔆 Sabtida 15-June 2019 ilaa 19-June 2019 waxa bilaabmi doona imtixaanadi finalka ahaa
KG ilaa Yr7 usbuucaa imtixaanada waxa la rawixi doona 12:30 Half day.
🔸 Yr8 waxay gali doonaan imtixaanadi dawlada ee fasalka 8deedaad *15ka june ilaa 20ka june 2019
You must be logged in to post a comment.